Open 4Culture

Open 4Culture waa hordhaca ugu haboon ee 4Culture iyo deeqaha si guud! Haddii tani tahay deeqdaadii koowaad ee aad naga hesho ama deeqdaadii koowaad ee aad abid hesho, shaqaalaheena soo dhawaynta leh ayaa ku fahansiin doona hawsha oo dhan. Si wadajir ah, ayaan uga dhigaynaa maalgelinta dhaqanka mid la heli karo oo loo dhanyahay!

Talaabooyinka Codsashada


1 Waa maxay Maalgelinnada OPEN 4CULTURE

1 Waa maxay Maalgelinnada OPEN 4CULTURE

2 Adiga iyo Mashruucaagaba ma U qalantaan?

2 Adiga iyo Mashruucaagaba ma U qalantaan?

3 Kaa Caawinaaya Inaad Guuleysato

3 Kaa Caawinaaya Inaad Guuleysato

4 Kadib Marka aad Gudbiso

4 Kadib Marka aad Gudbiso

5 Codso

5 Codso